Så gör prinsessor (somaliska)

Så gör prinsessor (somaliska)

När prinsessor vaknar äter dom alltid frukost i sängen. Sen kanske dom döper några fartyg. Eller kopplar av med lite ishockey. Ibland är dom ute på resa. Då händer det att dom måste fäktas och skrämma iväg både rövare och drakar. För så gör prinsessor!Marka ay amiiraduhu soo toosaan waxa ay quraacda ku cunaan sariirta dusheeda.Ka dib waxa laga yaabaa in ay furaan ama u magacbixiyaan doon. Ama waxa ay kubaashaalaan ciyaarta xeegada barafka.Marka ay amiiraduhu safar ku jiraan waxa dhacda in ay seef ku eryadaan oo ay cabsigeliyaan budhcad iyo masduulaa. Waayo waa sida ay sameeyaan amiiraduhu.

Läs mer om Så gör prinsessor (somaliska)

Så gör prinsessor (somaliska)

Fakta

Hitta Så gör prinsessor (somaliska) även hos:




Rulla till toppen